| Xusuus: barnaamijka baaritaanka caafimaadka ee shabakadahu ma aha kaliya qaar ku kooban dadka ku cusub waddanka iyo qaxootigaba,si loogu sahlo warar ka caawini kara arimaha ku saabsan dhinaca caafimaadka laakiin u furan dhamaan dadka isticmaali kara warbixinada si wanaagsanna u fahmi karaan caafimaadakooda iyo daaweynta ama isbeddelada ku yimaada caafimaadkooda.Gaar ahaan talooyin ku saabsan caafimaadka lagama heli karo halkan, iyo waliba dadka ka tirsan barnaamijyadan waxay kugu dhiirigelin doonaan latalin dhinacyada dhakhaatiiirta iyo daaweyntaba iyo waliba jawaabo kaa qancin doona su!aalaha aad qabto | Note: It is not the intention of the project Accessing Online Information for Immigrant and Refugee Health to provide specific medical advice, but rather to help users find information to better understand Their health and diagnosed disorders. Specific medical advice will not be provided, and members of project urge you to consult with a qualified physician for diagnosis and for answers to your personal questions. |
| QAYBTA 1AAD: (Somali)RAADINTA HAQABTIRKA CAAFIMAADKA.Qaybtani waxa ay kaa caawinaysaa sidii aad u heli lahayd caafimaad bilaash ah oo ay kaa bixiso King Countygu. (Riix)Northwest Justice Web SiteProject. halkanoo kaa caawini doonta sidii aad u heli lahayd caafimaad bilaash ah. Northwest Justice Project Web Sitehttp://www.nwjustice.org/docs/5905.html | Part 1 Objective: (English)Students will see that health information can matter in real life in the Somali community and will be inspired to use information to improve health.Topics covered: Examples from real life of how health information made a difference in your community. For example, how to get medical coverage in King County.You can find information at the Northwest Justice Project Web Sitehttp://www.nwjustice.org/docs/5905.html |
|
QAYBTA 2AAD: (Somali) Qaybtani waxa ay ina tusi doontaa sida loo habeeyo,amaba loo raadiyo Wax kasta oo la xidhidha caafimaadkeena.Tusaale ahaan waxa aad ku raadin kartaa adigoo adeegsanaya Xaraf,mawduuc,amaba Erey Bixin. Sahabkadaha aynu isticmaali doono oo ay ka mid yihiin Medlineplus oo aad ka heli doonto xaruuf u taagan marba xanuunka aad raadinayso magaciisa.(A-Z). Hadii aad raadinayso laba xanuun oo ka wada bilaamba xarfo isku mid ah, sida'"lcoholism,ama allergies" ay shabakadani kuu soo tuurto labadii xanuun oo isku hoos qoran Waxa kaloo jirta in aad u raadin karto xanuun hadii aad taqaan meelaha uu kaga dhaco jidhka. Tusaale waxa aad ku soo qaadataa hadaad raadinayso xanuunada ku dhaca "Kelyaha"ama "Sambabada". Dadka badankiisu waxa ay jecelyihiin isticmaalka shabakadaha ka caawin kara raadinta xanuunada taasoo aad ku qori karto xarafka ad doonto,kuna siin karta shabakado kale oo iyaguna soo qora xanuunkaas aad raadinayso isagoo fahfaahsan.Sahabakadaa oo ay ka mid yihiin Alltheweb.Mararka qaarkood waxa aad kala kulmi kartaa in hadii aad raadinayso xanuunkaloo yiqaano"AIDS"uu kuu soo tuuro "AID". Tusaale ahaan waxa aad raadisaa "INSULIN" si aad u eegto bal in waxii aad rabtay aad hesho. Sidaad uga raadin lahayd kalimad pageka aad joogto(Si aanad u akriyin pageka o dhan)?Waxa aad riixdaa"Edit"(kor ku taal),kadibna riix"Find"kuna qor kalmada aad ka raadinayso pagekaas. |
Part 2 Objective: (English) Topics covered: How information is organized: alphabetic, subject, keyword. Use of synonyms. How to scan a page for the information you need. Many Web sites have an A-Z list of subjects, like Medlineplus (http://www.nlm.nih.gov/medlineplus/all_healthtopics.html). We call this an alphabetic list. "Alcoholism" and "allergies" are next to each other, but they aren't related subject-wise. They just both start with "a." This is a lot like the index in the back of a book. Find the subject DIABETES in the Medlineplus A-Z list. Many Web sites have subjects grouped so that one subject is next to other similar subjects. Medlineplus has another Web page that shows this kind of arrangement. "Kidneys" and "lungs" are next to each other because they are both parts of the body. This is like the table of contents in the front of a book or rmagazine. Once you find the general subject, you canoften click on that word to get to a more specific topic. On the Medlineplus general subject page, click on ENDOCRINE SYSTEM and then find the more specific subject, DIABETES. Lots of people like Web sites that let you use "keywords." This means that you can type in any subject word you can think of and often find Web pages that mention that subject. Alltheweb (http://www.alltheweb.com/) is an example. You can run into problems with this kind of Web site if there are two words that mean sort of the same thing. If I put in the word "AIDS," the system might not be smart enough to know that I wanted information on "Acquired Immunodeficiency Syndrome" rather than "Hearing Aids." Another danger of keywords is that you might find lots of Web pages that have a very small mention of the word you want, but are really mainly about something else. Try typing the word INSULIN into Alltheweb see what you get. Some Web sites have really good keyword search boxes that can guess what you really want. Try typing the same subject INSULIN into the Search box at the top of the Medlineplus (http://www.medlineplus.gov/) page and then click "GO." What if you are looking at a page and don't see the word you want? If it's a web page, use "find" on this page" or "find in page" in the Edit pull down menu if it's a printed page or a PDF page, think of the word or word you want to find and imagine what the word looks like. Then, instead of reading the whole page, just run your eyes quickly down the page looking for just those one or two words. |
| Qaybta 3aad: (Somali) Qodobada ugu muhiimsan: Imisa nooc ayaa loo kala saaraa warbixinta caafimaadka? Qoraalo intee ah ayaase laga qoray? Baadhitaan farabadan ayay ku sameeyeen dhakhaatiir, iyo kalkaaliyayaashooduba si ay u hawl yaraato sidii loo fahmi lahaa kalmadaha lagu isticmaalo goobaha caafimaadka. Natiijooyinka ka soo baxa qoraaladan ay sameeyaan dhakhaatiirtu iyo (kalkaaliyayaashooduba) ayay markaa u habeeyaan si hawl fududayni ku jirto fahanka kalmadaha ay adeegsadaan,isla markaana shicibku u fahmo.Taasina waxa ay suuro gal ka dhigtaa inuu yimaado isku dheelitiran.Hadaba inta badan MEDLINEPLUS, iyo HEALTHFINDER labaduba sidan ayay wararka u soo gudbiyaan.Baadhitaan badan oo ay sameeyaan xubno ama waaxyo ka mida dawlada ayaa intabadan isku taxalujiya sidii ay u ururin lahaayeen qorshaynta iyo qiyaas qaadashada. Qorshayntani,ama qiyaastaasi inta badan waxa ay wax inooga sheegi kartaa boqolaal amaba kumanaan qof caafimaadkooda guudahaaneed,laakiin aan ina siin karin warbixin gaar ahaaneed.Marmarka qaarkood aqoonyahanadu waxa ay sameeyaan kulano farabadan, si ay u ogaadaan waxtarka iyo faaiidada ugu jirta shacabka baadhitaanadan ay sameeyaan War bixinta ay soo gudbiyaan aqoonyahanadani run ahaantii waa qaar manaafacaad fara badan u leh mujtamaca.Wararka aynu ka halno wargeesyada ama telefishanku runtii inama wada siiyaan warar tafa tiran oo aan ka heli karno warar buuxa oo inaga haqabtiri kara rrimaha ku saabsan caafimaadka.. |
Part 3 Objectives: (English) Topics covered: What are the kinds of health information? What are the kinds of publications? Research articles have information written by doctors and nurses for
doctors and nurses to read. They are often hard to understand if you haven't
learned the special words in nursing school or medical school. An example
is: Should elderly patients be told they have cancer? Questionnaire survey
of older people (http://www.pubmedcentral.nih.gov/ The information from research articles is often used by health educators to write articles specifically for the rest of us to read. An example is: Finding a Balance (http://www.mayoclinic.com/invoke.cfm?id=MC00014), by Mayo Clinic health educators. Most of the information you will find in Medlineplus (http://www.medlineplus.gov/) or Healthfinder (http://www.healthfinder.gov/) is this kind of information. Many researchers and government agencies collect statistics and make
up charts. Charts often give information about hundreds or thousands of
people, but don't usually have very specific information about Sometimes experts get together and come to an agreement on what their
research really means to most people. An example is Anthrax as a Biological
Weapon (http://jama.ama assn.org/issues/v281n18/ffull/jst80027.html).
Often health educators take those agreements and write up information
that is easier to read for the rest of us. See an example at: Frequently
Asked Questions About Newspapers, TV stations, and radio stations often tell us just a little
bit about the topic. When you see something on TV you are usually just
seeing one little piece of the whole picture. See an example at: CDC |
|
Qeybta (4): (Somali)
· Facts about Anthrax http://www.bt.cdc.gov/DocumentsApp/FactsAbout/FactsAbout.asp Universities and schools (Jaamacadaha Iyo Dugsiyada)
· Arizona Smokers' Help Program |
Part 4 Objectives: (English) Topics covered: who publishes medical information:
· Facts about Anthrax from CDC Universities and schools
· Arizona Smokers' Help Program Non-profit organizations' information · Native Seeds Commercial information and ads Eli Lilly Women's Health - Diabetes Check List Nature's Way Labors of love Any person's opinions
|
|
Qeybta 5aad: (Somali)
Warbixintan anigu ma ii wanaagsan tahay? Adiga uun baa garta sooraya (wax xukamaya) Qiimaha warbixinada ee dhabta ah waxaad ka heli kartaa Maxfadka Gobolka Washington. Sida jaaliyaddeena, hababka loo iyo hubinta warbixinada waa wax annaga
noo fiican: |
Part 5 Objective: (English)
Is this information good for me? |
| Qaybta 6aad: (Somali)
Ardaydu waa inay lahaan karaan awood ay ku sheegaan ama ku magacaabi karaan su!aalaha si walba ha noqotee jawaabahooda ay soo saaran karaan ama ay arki karaan. Mowduucyada Guud: Dib u habeynta su!aalaha , la soo bixidda su!aalaha oo qeyb isaga eg waana inaad ka fiirsato isticmaalidda erayada xagga hore isaga eg,aadna ka fakarto waxyaabaha kale oo ay keeni karaan. Bal ka fakar su!aalo badan oo aad is leedahay dad badan oo jaaliyadda ah ayaa qaba: Qeyb ka mid ah su!aashan waxay ka mid noqon kartaa hadalada aad adiga caddeeyneyso una caddeyneyso jaaliyadaada. Bal ka fakar ereyo kale oo aad is dhihi karto waa loo isticmaali karaa tusaale sida: Dheddig, Gabar(Naag) Kuray, Qaangaar, Ilmo. Waxaa jirta qeyb kale oo loo isticmaali karo taasoo lagu caddeynaayo
dhibaatooyinka caafimaad ee jira. Mar kale ka fakar hadallo kale oo aad
is leedahay waa loo isticmaali karaa Tusaale sida: |
Part 6 Objective: (English)
Students will be able to state their health questions in such a way that answers can be looked for and found. Topics covered: Rephrasing questions, pulling a question apart to see its elements, using synonyms, thinking of alternatives. Think of a question lots of people in your community One part of the question might be words that describe you or your community.
Think of the different words that might be used: ___________________________ Another part of the question might be words that describe the health
problem. Think of the different words that might be used: Now, type each of those words, one at a time, in the |
| Part 7 Objectives: (English) Students will see some good health sites or other Health Information Medlineplus: Good starting point for all consumer Healthfinder: links to dependable consumer health CDC: Centers for Disease Control Intelihealth Harvard Medical School's commercial King County Library System: Find it on the Web - Healthlinks (U Washington): Patient Education Page Information about or for the Somali community EthnoMed Refugee Health ~ Immigrant Health Cultural Information http://www.hort.purdue.edu/newcrop/. Cultural Information Links | |
| Qaybta 8aad: (Somali)
(Ujeeddo) Ardaydu waxay ka heli karaan warbixin wanaagsan mowduucyada caafimaadka . Mowduuca: Habka dhabta ah ee wax loo baaro. Hal mowduuc oo dad badan
oo jaaliyaddiina ka mid ah ay xiiseynayaan sida_________________________________Isku |
Part 8 Objective: (English) Topics covered: Actual search strategy. One topic that lots of people in your community are interested in is
_________________________ Try to find web pages on that topic that you
think your sister or brother would read and that might make your sister
or brother healthier. |
| Qaybta 9 Ujeedo: (Somali)
Ardaydu waxay si saxa u istimaalidoonaa warbixinta Caafimaadka ay helaan Mawduuca: sida laskugu daro noocyaada kala duwan ee warbixinta , si ay
u noqoto macno isu jira oo anfaca wixii looga baahnaa .Intee Shabakadood
baad heshay? Miyey isku raaceen qorayaashu oo dhami mise waxaad heshay
fikrado ka duwan.? Haddi aad heshay fikrado ka duwan ado raacaya sharciyada
qeybta shanaad si loo go!aamiyo tii la rumeysan lahaa ama la aamini lahaa
. Go!aan noocma ah ayey gaari karaan walaalkaa iyo walaashaa iyagoo raacaya
ama isticmaalaya warbixinta aad u heshay? Haddii aanay weli gaari Karin
go!aan u hel warbixin kale. |
Part 9 Objective: (English) Topics covered: How to combine various pieces of health information to arrive at a synthesis that meets the needs. How to use health information to make a decision. How many different Web sites did you find? Did all the writers agree or did you find different opinions? If you found different opinions, using the rules in Part 5 to decide
which to believe. What decision could your brother or sister make using |
| Qeybta 10aad: (Ujeeddo) (Somali) Ardaydy waxay awood u heli karaan sida la isugu xirayo qeybaha habka warbixin baarista oo isku jir ah. Mowduuca: Ku celceli dhamaan bilow illaa iyo dhamaad : Waxaa soo diyaariyay Mohamud Hassan, Sarah Farah, Aden Mohamed,Salah Dodi, haddii aad u baahan tahay cawinaad fadlan waxaad kala soo xiriitaa Jaaliyadda Soomaliyeed ee cinwaankeedu hoos ku qoran yahay. Somali Community Services of Seattle |
Part 10 Objective: (English) Students will be able to tie the pieces of the information-seeking process together. Topics covered: Practice in going through the whole process from beginning
to end. 2) Think about all the ways to describe yourself. |