Xusuus: barnaamijka baaritaanka caafimaadka ee shabakadahu ma aha kaliya qaar ku kooban dadka ku cusub waddanka iyo qaxootigaba,si loogu sahlo warar ka caawini kara arimaha ku saabsan dhinaca caafimaadka laakiin u furan dhamaan dadka isticmaali kara warbixinada si wanaagsanna u fahmi karaan caafimaadakooda iyo daaweynta ama isbeddelada ku yimaada caafimaadkooda.Gaar ahaan talooyin ku saabsan caafimaadka lagama heli karo halkan, iyo waliba dadka ka tirsan barnaamijyadan waxay kugu dhiirigelin doonaan latalin dhinacyada dhakhaatiiirta iyo daaweyntaba iyo waliba jawaabo kaa qancin doona su!aalaha aad qabto Note: It is not the intention of the project Accessing Online Information for Immigrant and Refugee Health to provide specific medical advice, but rather to help users find information to better understand Their health and diagnosed disorders. Specific medical advice will not be provided, and members of project urge you to consult with a qualified physician for diagnosis and for answers to your personal questions.
QAYBTA 1AAD: (Somali)RAADINTA HAQABTIRKA CAAFIMAADKA.Qaybtani waxa ay kaa caawinaysaa sidii aad u heli lahayd caafimaad bilaash ah oo ay kaa bixiso King Countygu. (Riix)Northwest Justice Web Site Project. halkanoo kaa caawini doonta sidii aad u heli lahayd caafimaad bilaash ah. Northwest Justice Project Web Site http://www.nwjustice.org/docs/5905.html Part 1 Objective: (English)Students will see that health information can matter in real life in the Somali community and will be inspired to use information to improve health.Topics covered: Examples from real life of how health information made a difference in your community. For example, how to get medical coverage in King County.You can find information at the Northwest Justice Project Web Site http://www.nwjustice.org/docs/5905.html

QAYBTA 2AAD: (Somali)

Qaybtani waxa ay ina tusi doontaa sida loo habeeyo,amaba loo raadiyo Wax kasta oo la xidhidha caafimaadkeena.Tusaale ahaan waxa aad ku raadin kartaa adigoo adeegsanaya Xaraf,mawduuc,amaba Erey Bixin. Sahabkadaha aynu isticmaali doono oo ay ka mid yihiin Medlineplus oo aad ka heli doonto xaruuf u taagan marba xanuunka aad raadinayso magaciisa.(A-Z). Hadii aad raadinayso laba xanuun oo ka wada bilaamba xarfo isku mid ah, sida'"lcoholism,ama allergies" ay shabakadani kuu soo tuurto labadii xanuun oo isku hoos qoran Waxa kaloo jirta in aad u raadin karto xanuun hadii aad taqaan meelaha uu kaga dhaco jidhka. Tusaale waxa aad ku soo qaadataa hadaad raadinayso xanuunada ku dhaca "Kelyaha"ama "Sambabada". Dadka badankiisu waxa ay jecelyihiin isticmaalka shabakadaha ka caawin kara raadinta xanuunada taasoo aad ku qori karto xarafka ad doonto,kuna siin karta shabakado kale oo iyaguna soo qora xanuunkaas aad raadinayso isagoo fahfaahsan.Sahabakadaa oo ay ka mid yihiin Alltheweb.Mararka qaarkood waxa aad kala kulmi kartaa in hadii aad raadinayso xanuunkaloo yiqaano"AIDS"uu kuu soo tuuro "AID". Tusaale ahaan waxa aad raadisaa "INSULIN" si aad u eegto bal in waxii aad rabtay aad hesho. Sidaad uga raadin lahayd kalimad pageka aad joogto(Si aanad u akriyin pageka o dhan)?Waxa aad riixdaa"Edit"(kor ku taal),kadibna riix"Find"kuna qor kalmada aad ka raadinayso pagekaas.

Part 2 Objective: (English)
Students will learn how to make sense of the page in front of them
.

Topics covered: How information is organized: alphabetic, subject, keyword. Use of synonyms. How to scan a page for the information you need.

Many Web sites have an A-Z list of subjects, like Medlineplus (http://www.nlm.nih.gov/medlineplus/all_healthtopics.html). We call this an alphabetic list. "Alcoholism" and "allergies" are next to each other, but they aren't related subject-wise. They just both start with "a." This is a lot like the index in the back of a book. Find the subject DIABETES in the Medlineplus A-Z list.

Many Web sites have subjects grouped so that one subject is next to other similar subjects. Medlineplus has another Web page that shows this kind of arrangement. "Kidneys" and "lungs" are next to each other because they are both parts of the body. This is like the table of contents in the front of a book or rmagazine. Once you find the general subject, you canoften click on that word to get to a more specific topic. On the Medlineplus general subject page, click on ENDOCRINE SYSTEM and then find the more specific subject, DIABETES.

Lots of people like Web sites that let you use "keywords." This means that you can type in any subject word you can think of and often find Web pages that mention that subject. Alltheweb (http://www.alltheweb.com/) is an example. You can run into problems with this kind of Web site if there are two words that mean sort of the same thing. If I put in the word "AIDS," the system might not be smart enough to know that I wanted information on "Acquired Immunodeficiency Syndrome" rather than "Hearing Aids." Another danger of keywords is that you might find lots of Web pages that have a very small mention of the word you want, but are really mainly about something else. Try typing the word INSULIN into Alltheweb see what you get. Some Web sites have really good keyword search boxes that can guess what you really want. Try typing the same subject INSULIN into the Search box at the top of the Medlineplus (http://www.medlineplus.gov/) page and then click "GO."

What if you are looking at a page and don't see the word you want? If it's a web page, use "find" on this page" or "find in page" in the Edit pull down menu if it's a printed page or a PDF page, think of the word or word you want to find and imagine what the word looks like. Then, instead of reading the whole page, just run your eyes quickly down the page looking for just those one or two words.

Qaybta 3aad: (Somali)

Qodobada ugu muhiimsan: Imisa nooc ayaa loo kala saaraa warbixinta caafimaadka? Qoraalo intee ah ayaase laga qoray?

Baadhitaan farabadan ayay ku sameeyeen dhakhaatiir, iyo kalkaaliyayaashooduba si ay u hawl yaraato sidii loo fahmi lahaa kalmadaha lagu isticmaalo goobaha caafimaadka. Natiijooyinka ka soo baxa qoraaladan ay sameeyaan dhakhaatiirtu iyo (kalkaaliyayaashooduba) ayay markaa u habeeyaan si hawl fududayni ku jirto fahanka kalmadaha ay adeegsadaan,isla markaana shicibku u fahmo.Taasina waxa ay suuro gal ka dhigtaa inuu yimaado isku dheelitiran.Hadaba inta badan MEDLINEPLUS, iyo HEALTHFINDER labaduba sidan ayay wararka u soo gudbiyaan.Baadhitaan badan oo ay sameeyaan xubno ama waaxyo ka mida dawlada ayaa intabadan isku taxalujiya sidii ay u ururin lahaayeen qorshaynta iyo qiyaas qaadashada.

Qorshayntani,ama qiyaastaasi inta badan waxa ay wax inooga sheegi kartaa boqolaal amaba kumanaan qof caafimaadkooda guudahaaneed,laakiin aan ina siin karin warbixin gaar ahaaneed.Marmarka qaarkood aqoonyahanadu waxa ay sameeyaan kulano farabadan, si ay u ogaadaan waxtarka iyo faaiidada ugu jirta shacabka baadhitaanadan ay sameeyaan War bixinta ay soo gudbiyaan aqoonyahanadani run ahaantii waa qaar manaafacaad fara badan u leh mujtamaca.Wararka aynu ka halno wargeesyada ama telefishanku runtii inama wada siiyaan warar tafa tiran oo aan ka heli karno warar buuxa oo inaga haqabtiri kara rrimaha ku saabsan caafimaadka..

Part 3 Objectives: (English)
Students will understand when the information type has met the need - when what they have found answers the question they have.


Topics covered: What are the kinds of health information? What are the kinds of publications?

Research articles have information written by doctors and nurses for doctors and nurses to read. They are often hard to understand if you haven't learned the special words in nursing school or medical school. An example is: Should elderly patients be told they have cancer? Questionnaire survey of older people (http://www.pubmedcentral.nih.gov/
articlerender.fcgi?tool=pubmed&pubmedid=11711408), by
A Ajaj, specialist registrar, M P Singh, senior house officer, and A J J Abdullah, consultant physician.

The information from research articles is often used by health educators to write articles specifically for the rest of us to read. An example is: Finding a Balance (http://www.mayoclinic.com/invoke.cfm?id=MC00014), by Mayo Clinic health educators. Most of the information you will find in Medlineplus (http://www.medlineplus.gov/) or Healthfinder (http://www.healthfinder.gov/) is this kind of information.

Many researchers and government agencies collect statistics and make up charts. Charts often give information about hundreds or thousands of people, but don't usually have very specific information about
your health. See an example at: A Profile of Older Americans (http://www.aoa.dhhs.gov/aoa/stats/profile/2001/12.html)

Sometimes experts get together and come to an agreement on what their research really means to most people. An example is Anthrax as a Biological Weapon (http://jama.ama-assn.org/issues/v281n18/ffull/jst80027.html). Often health educators take those agreements and write up information that is easier to read for the rest of us. See an example at: Frequently Asked Questions About Anthrax (http://www.cdc.gov/ncidod/dbmd/diseaseinfo/anthrax_g.htm)
The information written by the health educators is often the very best for us consumers.

Newspapers, TV stations, and radio stations often tell us just a little bit about the topic. When you see something on TV you are usually just seeing one little piece of the whole picture. See an example at: CDC Deploys Teams to Give Anthrax Vaccine
(http://www.nlm.nih.gov/medlineplus/news/fullstory_5354.html)

Qeybta (4): (Somali)
Ardayda waa inay awoodi karaan ama ay qiyaasi karaan aqoontooda sidey u ururin lahaayeen ama u daabici lahaayeen warbixinada caafimaad ee ay u baahan yihiin.

Mowduucyada Guud:Yaa daabici doona warbixinada caafimaadka : 1) Jaamacadaha 2)Dowladda 3)Jaaliyadaha dhaqaale la!aanta ah Sida (Somali community) 4)Jaaliyadaha dhaqaalaha leh Xaggeese lagu daabici doonaa? Bal ka fikir yaad is leedahay wuu u baahan yahay warbixin bilaash ah. Haddii qofka uu rabo inuu helo warbixinno bilaash ah, waxaad ka heli doontaa shabakadaha: (Internetka)Tusaale ahaan: Haddii Kokakoola Comp. Aad rabto inaad ogaato dhadhanka cabitaankooda, uma baahnid inaad kharash ku bixisid maqalkooda

(Webside ahaan.Haddii aad rabto inaad ogaato shirkado ama hay!ado badan inay leeyihiin shabakadaha internetka (Website) ku qor magaca shirkadda ama haya!dda qolka laga raadiyo Alltheweb (http://www.alltheweb.com/) markaa ka dib bal eeg inaad heshay iyo in kale.
Sida Shabakadaha soo socda iyo Cinwaanadooda.

Government (Dowladda: Government)

· Facts about Anthrax

http://www.bt.cdc.gov/DocumentsApp/FactsAbout/FactsAbout.asp

Universities and schools (Jaamacadaha Iyo Dugsiyada)

· Arizona Smokers' Help Program
http://www.ashline.org
· Mountain States Regional Genetic Services Network
(choose Regional Directory, all genetics in NM)
http://www.mostgene.org/index.htm

Non-profit organizations' information (Hay!adaha aan
dhaqaalaha lahayn sida)


· Native Seeds
http://www.nativeseeds.org/


Commercial information and ads
(Warbixinnada Ganacsiga iyo Xayeysiinta.)


Eli Lilly Women's Health - Diabetes Check List
http://www.lillywomenshealth.com/diabetes/warningsigns.html

Nature's Way
http://www.naturesway.ie/index.html

Labors of love (Shaqooyinka Jaceylka)

· Marty Howard's HIV/AIDS Page
http://www.marty-howard.com/

Any person's opinions (Fikradaha kala duwan ee dadka)

· Raising Twins
http://home.attbi.com/~limons4/Twin_tips.html

Part 4 Objectives: (English)
Students will be able to make an educated guess about who might collect and/or publish the health information they need.

Topics covered: who publishes medical information:
universities, governments, non-profit organizations,
for-profit organizations, individuals. Where will the
information be published? Think about who wants you to
have information for free. If someone wants you to
have information for free, you'll probably find it on
the Web. For example, if CocaCola wants you to know
that Coke tastes good, you don't have to pay to hear
it! To find out if a group, organization, or company
has a web site, put the name of the group or company
into the search box of Alltheweb
http://www.alltheweb.com/ and see if you find a web
site


Government

· Facts about Anthrax from CDC
http://www.bt.cdc.gov/DocumentsApp/FactsAbout/FactsAbout.asp

Universities and schools

· Arizona Smokers' Help Program
http://www.ashline.org/
· Mountain States Regional Genetic Services Network (choose Regional Directory, all genetics in NM)
http://www.ahsc.arizona.edu/~msrgsn/msrgsnhp.htm

Non-profit organizations' information

· Native Seeds
http://www.nativeseeds.org/

Commercial information and ads

Eli Lilly Women's Health - Diabetes Check List
http://www.lillywomenshealth.com/diabetes/warningsigns.html

Nature's Way
http://www.naturesway.ie/index.html

Labors of love
· Marty Howard's HIV/AIDS Page
http://www.marty-howard.com/

Any person's opinions
· Raising Twins
http://home.attbi.com/~limons4/Twin_tips.html

 

Qeybta 5aad: (Somali)
Ardaydu waa inay lahaan karaan xirfado ay ku kala dooran karaan warbixinada ugu doorka roon kaasoo haqabtiraya baahidooda.

Mowduucyada Guud: Kala shaadheynta qiimaha warbixinada caafimaadka. Dhowr dariiqo ayaa lagu qiimaynayaa waxa aad ka akhrisato ee ku saabsan caafimaadka.

Sidee baad ku ogaan kartaa warbixinnada aad aaminsan tahay? Halkan waxaad ka heli doontaa xoogaa caawinaad ah oo aad ku ogaan karto waxyaabaha adiga kuugu fiican:

Warbixintan anigu ma ii wanaagsan tahay? Adiga uun baa garta sooraya (wax xukamaya) Qiimaha warbixinada ee dhabta ah waxaad ka heli kartaa Maxfadka Gobolka Washington.

Sida jaaliyaddeena, hababka loo iyo hubinta warbixinada waa wax annaga noo fiican:
_____________________________________
_____________________________________

Part 5 Objective: (English)
Students will have the skills to choose the information of the best quality that meets the need.

Topics covered: quality filtering of health information. Several different ways of evaluating what you read about health.

How do you know what information to believe? Here are some hints to help you know what's best for you:

Is this information good for me?
http://nnlm.gov/pnr/hip/criteria.html

¡También en Español! ¿Como puede saber si la información le sirve?

You Be the Judge! Evaluating Information for Reliability from Washington State Library. http://www.librarysmart.com/working/LSPublic/01_evaluate.asp

For your community, some ways of making sure the information is good are:
____________________________________
____________________________________

Qaybta 6aad: (Somali)
Ardaydu waa inay lahaan karaan awood ay ku sheegaan ama ku magacaabi karaan su!aalaha si walba ha noqotee jawaabahooda ay soo saaran karaan ama ay arki karaan.

Mowduucyada Guud: Dib u habeynta su!aalaha , la soo bixidda su!aalaha oo qeyb isaga eg waana inaad ka fiirsato isticmaalidda erayada xagga hore isaga eg,aadna ka fakarto waxyaabaha kale oo ay keeni karaan. Bal ka fakar su!aalo badan oo aad is leedahay dad badan oo jaaliyadda ah ayaa qaba:

Qeyb ka mid ah su!aashan waxay ka mid noqon kartaa hadalada aad adiga caddeeyneyso una caddeyneyso jaaliyadaada. Bal ka fakar ereyo kale oo aad is dhihi karto waa loo isticmaali karaa tusaale sida: Dheddig, Gabar(Naag) Kuray, Qaangaar, Ilmo.

Waxaa jirta qeyb kale oo loo isticmaali karo taasoo lagu caddeynaayo dhibaatooyinka caafimaad ee jira. Mar kale ka fakar hadallo kale oo aad is leedahay waa loo isticmaali karaa Tusaale sida:
____________________________________ (Cayilka, Buurnaanta aan xaddidneyn,Culeyska Hadda bal qor ama daabac ereyadaas aan kor ku soo sheegnay hal mar, kuna qor sanduuqa shabakadda ee Medlineplus: (http://www.medlineplus.gov/)

Part 6 Objective: (English)
Students will be able to state their health questions in such a way that answers can be looked for and found.

Topics covered: Rephrasing questions, pulling a question apart to see its elements, using synonyms, thinking of alternatives.

Think of a question lots of people in your community
have: _______________________________________

One part of the question might be words that describe you or your community. Think of the different words that might be used: ___________________________
(Examples: female, woman, teen, teenager, child)

Another part of the question might be words that describe the health problem. Think of the different words that might be used:
______________________________________ (Examples:
overweight, obese, heavy)

Now, type each of those words, one at a time, in the
search box in Medlineplus. (http://www.medlineplus.gov/)

 

Part 7 Objectives: (English)
Students will see some good health sites or other
sites specific to their communities.

Health Information

Medlineplus: Good starting point for all consumer
health questions
http://www.medlineplus.gov/

Healthfinder: links to dependable consumer health
information from the federal government and other
sources, much of it easy-to-read
http://www.healthfinder.gov

DIRLINE : Directory of thousands of health
organizations, support groups, health hotlines
http://dirline.nlm.nih.gov

CDC: Centers for Disease Control
http://www.cdc.gov

Intelihealth: Harvard Medical School's commercial
collaboration:
http://www.intelihealth.com

King County Site http://www.metrokc.gov/

King County Library System: Find it on the Web -
Health and Medicine
http://www.kcls.org/findit/medref.html

King County Public Health http://www.metrokc.gov/health/

Healthlinks (U Washington): Patient Education Page: http://healthlinks.washington.edu/toolkits/patient.html

Health-Related Information about or for the Somali community

· EthnoMed: http://ethnomed.org

· Refugee Health ~ Immigrant Health Cultural Information
by Charles Kemp at Baylor University: http://www3.baylor.edu/%7ECharles_Kemp/somali_refugees.htm

· Public Health Information from Australia Includes Gastrointestinal Diseases, Hepatitis, Immunization Info, TB

· Drug Information for Parents in Somali (Australian) http://www.mhcs.health.nsw.gov.au/health-public-affairs/mhcs/pdfs/5910/VIC-5910-SOM.pdf

· FMG http://www.fgm.org

· News article on depression & Somalis in Minnesota http://www.somaliawatch.org/archivefeb01/010214101.htm

· Vitamin K (UK) http://doh.gov.uk/vitamink/pdfs/somali.pdf

· Somaliland: playing hide and seek with HIV/AIDS; an opinion article http://www.somalilandforum.com/Articles&Opinions18-AIDS.htm

· Language Access Health Project. Philadelphia A collection of translated materials relating to HIV/AIDS and health

· Statistics and information about Cesarean sections in US. Fairly technical information; authors may be biased against C-section  http://www.childbirth.org/section/CSFact.html

· Center for New Crops and Plant Products from Purdue University: http://www.hort.purdue.edu/newcrop

Somali Cultural Information

· Library of Congress Country Studies http://lcweb2.loc.gov/frd/cs/sotoc.html

· National Museum of African Art http://www.nmafa.si.edu

· Somali Home: http://www.somalihome.com/

· Somaliland Forum: http://www.somalilandforum.com/

· Somalia Watch : http://www.somaliawatch.org/

· Somali Net: http://www.somalinet.com

· Dahabshiil Corporation: http://www.dahabshiil.com/ commercial link of a worldwide financial service that links to BBC Somali radio and other Somali sources of information

· Edna Adan Maternity Hospital: http://ednahospital.netfirms.com

· Institute for Practical Research and Training: http://www.iprt.org/

· Tawakal Lifeline Somali Women's Group: http://www.tawakal.co.uk

· Somali Settlement Experiences in Canada http://collections.ic.gc.ca/somalia/

· The Somalis: their history and culture. Refugee Fact Sheet No. 9. Center for Applied Linguistics http://www.culturalorientation.net/somali/

Qaybta 8aad: (Somali)
(Ujeeddo) Ardaydu waxay ka heli karaan warbixin wanaagsan mowduucyada caafimaadka .

Mowduuca: Habka dhabta ah ee wax loo baaro. Hal mowduuc oo dad badan oo jaaliyaddiina ka mid ah ay xiiseynayaan sida_________________________________Isku
day inaad ka hesho shabakada mowduuca aad u maleyneyso walaalka ama walaashaa iyagoo aqrin kara kaasoo kordhin kara heerkooda caafimaad.

Part 8 Objective: (English)
Students will find some good information on a health topic.

Topics covered: Actual search strategy.

One topic that lots of people in your community are interested in is _________________________ Try to find web pages on that topic that you think your sister or brother would read and that might make your sister or brother healthier.

Qaybta 9 Ujeedo: (Somali)
Ardaydu waxay si saxa u istimaalidoonaa warbixinta Caafimaadka ay helaan

Mawduuca: sida laskugu daro noocyaada kala duwan ee warbixinta , si ay u noqoto macno isu jira oo anfaca wixii looga baahnaa .Intee Shabakadood baad heshay? Miyey isku raaceen qorayaashu oo dhami mise waxaad heshay fikrado ka duwan.? Haddi aad heshay fikrado ka duwan ado raacaya sharciyada qeybta shanaad si loo go!aamiyo tii la rumeysan lahaa ama la aamini lahaa . Go!aan noocma ah ayey gaari karaan walaalkaa iyo walaashaa iyagoo raacaya ama isticmaalaya warbixinta aad u heshay? Haddii aanay weli gaari Karin go!aan u hel warbixin kale.

Part 9 Objective: (English)
Students will appropriately use health information they find.

Topics covered: How to combine various pieces of health information to arrive at a synthesis that meets the needs. How to use health information to make a decision. How many different Web sites did you find? Did all the writers agree or did you find different opinions?

If you found different opinions, using the rules in Part 5 to decide which to believe. What decision could your brother or sister make using the information you found? If they couldn't have made a decision yet, find more information!

Qeybta 10aad: (Ujeeddo) (Somali)
Ardaydy waxay awood u heli karaan sida la isugu xirayo
qeybaha habka warbixin baarista oo isku jir ah.

Mowduuca: Ku celceli dhamaan bilow illaa iyo dhamaad :
1) Ka fakar werwer aad ka qabto caafimaadkaaga?
2) Ka fakar si kast oo aad ugu hadli karto shaqsi ahaantaada?
3) Ka fakar dhamaan erayada kala duwan ee ka hadlaya shaqsi ahaantaada.?
4) Yaa rabi kara inuu kaa caawiyo cabashadaada.? Bal eeg haddii shirkaddaasi ama kooxdaasi ay leeyihiin shabakad ama (Website) ka eeg shabakaddooda wax war bixin ah oo ku caawini kara haddii aad aragto wax wanaagsan ka dhig waxaad ugu jeceshahay ama aad is leedahay waa ugu muhiimsan yihiin.
5) Bal eeg inaad ka heli karto warbixin caafimaadka aad ka cabaneyso(Medlineplus, Healthfinder,iyo dhamaan shabakadaha ee ku qoran qeybta 7aad. Haddii aad hesho wax wanaagsan , ka dhig waxaad jeceshahay.

Waxaa soo diyaariyay Mohamud Hassan, Sarah Farah, Aden Mohamed,Salah Dodi, haddii aad u baahan tahay cawinaad fadlan waxaad kala soo xiriitaa Jaaliyadda Soomaliyeed ee cinwaankeedu hoos ku qoran yahay.

Somali Community Services of Seattle
3320 Rainier Ave South
Seattle, WA 98144-6043
Tel: (206) 760-1181 or (206) 760-1185

Part 10 Objective: (English)
Students will be able to tie the pieces of the information-seeking process together.

Topics covered: Practice in going through the whole process from beginning to end.
1) Think about a health concern of your own.

2) Think about all the ways to describe yourself.
3) Think of all the different words that describe your concern.
4) Who might want to help you with your concern? See if that group or company has a web site and check their web site for any information that might help. If you find something good, make it a favorite.
5) See if you can find information on your health concern in Medlineplus, Healthfinder, and all the other sites listed in Part 7. If you find something
good, make it a favorite.
6) Look at everything you have found, by going back to your favorites. Do the sites agree or disagree? If they disagree, decide which you will believe.
7) What decision can you make about your health concern? (The decision might just be: "I'm probably just fine, but I'll keep an eye on it." OR, the
decision might be: "Maybe I should go to a clinic." If you can't yet make a decision, would another piece of information help? If you think you need another piece of information, see if you can find it!
8) If you can't find the information you need, it's time to ask your doctor or nurse or call your clinic.